16 March 2023 Mogadishu: Wasiirrada dhallinyarada iyo cayaaraha dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo maalmihii la soo dhaafay ka qayb-gelayay shirka wadatashiga 2-aad ee wasaaradaha dhallinyarada iyo ciyaaraha ee heer Federaal iyo heer dowlad goboleed oo uu marti geliyay Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa kasoo saaray warmurtiyeed kii shirka oo ay ugu waynayd tartankii maamul goboleed yada iyo Siyaasadii Dhalinyrada qaranka oo la Isla qaatay.

Hoos ka aqriso qodobadii lagu heshiiyay ee Shirka.