29 January 2023 Jowhar: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlaawe Hussein oo maanta gudoomiyay Shirkii Caadiga ahaay ee Golaha Wasiirada Dowladda Hirshabeelle kaa oo looga hadlay arrimaha amniga, howlgalada lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ee ka socda deegaanada Hirshabeelle iyo dardargalinta howlaha Xasilinta iyo soo kabashada Deegaanada dowlada Hirshabelle.
Wasiiru Dowlaha wasaarada Maxamuud Bariire ayaa ka qaybgalay kulanka.









