7 April 2023 Jowhar: Wasiirka Dhalinyrada & Ciyaaraha Hirshabeelle Mudane Maxamed Ceynte ayaa ka qeybgalay shirka guddiga Wasaaradaha xubnaha ka ah mashruuca Xalalka Waara ( Durable Solutions) oo looga hadlayay Sidii ay wasaaraduhu uga wada shaqayn lahaayeen Mashaariicda haatan taagan iyo kuwa guud ahaan ka qorshaysan Deegaanada dowlada Hirshabeelle.