Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada & Ciyaaraha Mohamed Aynte iyo wasiir Kuxigeenka wasaarada Mudane Axmed Saneey ayaa booqasha ku tagay xafiiska BINA Somalia oo ay kawada hadleen sida ugu fudud ay uga wada shaqayn karaan arimaha Fursad siinta iyo Tababarida Dhalinyarada leh nidaamka Hal-abuurka Ganacsiga iyo Tiknoolajiyadda ee Ku dhaqan Dowlada Hirshabelle.

Wasaarada iyo BINA Somalia ayaa Isla gartay in Sida ugu macquulsan ay u bilaabaan programs ay ka wada fulinayaaan deegaanka Dowlada Hirshabelle.