13 June 2023, Muqdisho; Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada & Ciyaaraha Dowlada Hirshabelle Mudane Mohamed Aynte iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Yusuf Abdi Farah ayaa magaalada Muqdisho kula kulmey madax ka tirsan Hay’adda UN-HABITAT iyagoo kala hadley qorshaha wasaaradda ee la xariira Hormarinta Dhalinyarada Hirshabelle iyo sidii hay’ada iyo wasaaradda usii balaarin lahaayeen wada shaqayntooda.
UN-HABITAT Ayaa kamid hay’adaha taageera wasaaradda iyaga oo balan qaaday in ay si dhow ula shaqayn doonan wasaaradda iyo qorshaha wasaaradda ee 2023.












