Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada & Ciyaaraha Dowladda Hirshabelle & dhamaan Bahda Wasaaradda Dhalinyaradda & Ciyaaraha Dowlada Hirshabelle waxay bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan 63-sanoguuradii kasoo wareegatay Maalinta Xorriyadda Gobolada Koofureed ee Soomaaliya iyo Midnimada umadda Soomaaliyeed.
Ugu Danbeyn waxaan Allah ka baryeynaa Midnimo & Nabad Waarta.


















