Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhamaan ardayda ka gudubtay Imtixaanka Qaran ee Dugsiga Sarre ee Sanad Dugsiyeedka 2022-2023.

Waxaan si gaar ah Hambalyo ugu diraynaa dhalinyradda Reer Hirshabelle, gaar ahaan labada arday ee kala galay kaalmaha 7aad iyo 10aad ee imtixaan Kii qaranka Sanadkaan.

Hambalyo Ayaan leeyahay Maxamed Xusseen oo galay kaalinta 7aad kana qalinjibiyay iskuulka Axmed Gureey ee degmada Buuloburte iyo Fatxi Axmed oo Iyadda na kaalinta 10aad gashay kana Qalin jibisay iskuulka Sh. Xanafi ee Magaalada Jowhar.

Waad dadaasheen, waxaana idiin rajeeynaynaa inaad sii wadaan waxbarashada.

Guuleeysta Dhalinyaro.