Eid Mubarak Dhamaan
Waxaan Dhalinyaradda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan Dhalinyrada Hirshabelle ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidda Carafo.
Waxaan ugu ducaynayaa in Eebe sannnadkan sannadkiisa ku gaarsiiyo horumar, Bashbash iyo barwaaqo.
Ciid wanaagsan dhamaantiiin.











