Balcad 5 May 2023;

Waxaa heer gabo gabo ah maraya Dhismaha Garoonka DR. AYUUB JEENYO Ee Dagmada Balcad kaa oo ay iska kaashadeen Bulshada Degamada Balcad ee Dowlada Hirshabeelle iyo hay’ada IOM. Dhismaha Garoonka ayaa ka kooban Xayndaab guud uu garoonka yeelanayo iyo Rooga Cagaaran.

Garoonka ayaa la rajaynayaa in la soo gabgabeeyo Dhamaad ka bisha si xulka Kubada Cagta Hirshabelle ay ugu tababartaan Inta lagu gudo jiro tartanka Dowlad goboleed yada ee dhawaan la qaban doono.