18 December 2023:

Xulka Kubadda Cagta Hirshabeelle Oo Muddo dhowr bilood waday Tababaro Iyo Isku diyaarin Tartanka Dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir Ee 29 ka Bishan ka Furmaya Magaalada Muqdisho Ayaa maanta Cayaar tijaabo ah la qaatay Kooxda JAMHUURIYA FC, oo ah Hogaanka SERIA B-DA DALKA .

Xulka Hirshabeelle ayaa 5-1 uga badiyay JAMHUURIYA FC.

Ciyaartooyda Xulka Kubadda Cagta Hirshabeelle mudooyinkaan waxay sii wadi doonaan isku diyaarinta Tartanka furmay 29 Bishaan December 2023