Waxaa wali si Xamaasad leh u socdo Tartanka ciyaartooyda 17 Jirada ka Yar ee loo qabtay 4-ta Xaafadood Ee degmada Jowhar.
Maanta waxaa wada ciyaaray Kooxaha Buulo Sheekh & Buulo Jazeera Iyadda oo Final ka ay uso gudubtay Kooxda Buulo Jazeera kadib ciyaar 2:0 ku dhamaatay, Ciyaarta waxa aad u soo buux dhaafiyey dad weyne aad u tira badan oo u badnaa taageerayaasha labada koox.

















