Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha Dowlada Hirshabelle iyo dhamaan shaqaalaha Wasaaradda waxay ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayan maalmaha xorriyadda ee noo curtay gaar ahaan 26 June, xuska 63 guuradii kasoo wareegtay markii ay xornimada qaateen gobolada Waqooyi Ee Dalka.

Farxad iyo Nabad ku dabaal daga dhamaan